Guddiga doorashada KG oo maanta bilaabaya fulinta qodob ka mid ah jadwalkooda

Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta bilaabaya diiwaan-gelinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada maamulkaasi. Qabashada diiwaan gelinta Madaxweynaha  Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay ku egtay 26-ka bishan sida ku xusan jadwalka ay maalmo ka hor soo saareen guddigan. Bisha soo socota ee Disembar 5teeda ayaa la filayaa inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur … Continue reading Guddiga doorashada KG oo maanta bilaabaya fulinta qodob ka mid ah jadwalkooda